{"id":234,"date":"2025-01-25T04:32:31","date_gmt":"2025-01-25T01:32:31","guid":{"rendered":"https:\/\/aqoonkororsi.com\/?p=234"},"modified":"2025-01-25T05:13:15","modified_gmt":"2025-01-25T02:13:15","slug":"ma-dooneysaa-raaxo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aqoonkororsi.com\/index.php\/2025\/01\/25\/ma-dooneysaa-raaxo\/","title":{"rendered":"Ma dooneysaa RAAXO?!"},"content":{"rendered":"<p>Hadaba hadii aad dooneyso inaad noqoto qof ku raaxeysta nolosha aduunka oo mar walba faraxsanaada raac talooyinkan hoos ku qoran ee 20-ka talo:<\/p>\n<p>1. Ha laga helo iimaan qalbigaaga buuxiya kuna shukri ALLAH markasta.<\/p>\n<p>2. Wax tagey tiigsimaad ma leh, ha ka fekerin wixii ku dhaafay khaladkaaga kaliya ka baro.<\/p>\n<p>3. Ku qanac qismada iyo xukunka Alle,iyo risqiga lagu siiyey, fiirina cida kaa hoosaysa ee ha fiirin cida kaa sareysa.<\/p>\n<p>4. Badi baryada\u00a0 Alle iyo xuska nabi Muxammad SCW.<\/p>\n<p>5. Ka nadiifi qalbigaaga xasadka iyo xiqdiga Adoomada EEBBE.<\/p>\n<p>6. Ku dadaal akhriska kitaabka kariimka ah, saaxiibna ka yeelo waa badbaadadaada aduun iyo aakhiro.<\/p>\n<p>7. Nidaami howlahaaga, nolol maalmeedkaaga shaqo, gurigaaga iyo meel kasta oo aad joogto kuna xirnoow ALLAH.<\/p>\n<p>8. Ku dadaal socodka iyo jimicsiga, qalbiga fayow wuxuu ku jira jirka fayow.<\/p>\n<p>9. Akhri buugaagta taariikhda ah si aad wax uga ogaato sooyaalka nolosha aduunku soo maray, waxna ka baro dadka kaa wayn.<\/p>\n<p>10. Ha badsan waxyaabaha ay ka mid yihiin; shaaha, kafeega, kana dheerow maandoriyaasha sida qaadka, khamriga iyo daroogada iwm.<\/p>\n<p>11. Ku dadaal nadaafada maryahaaga iyo bilicda muuqaaga.<\/p>\n<p>12. Xasuuso\u00a0 in Alle denbi dhaaf badan yahay.<\/p>\n<p>13. Alle uga mahad naq nimcooyinka uu ku siiyey ee ay ka mid yihiin; aragga, risqiga, diinta, caafimaadka, maqalka iwm.<\/p>\n<p>14. Ogoow in dadka ay ka mid yihiin kuwa waayey caqligii, caafimaadkii, lixaadkii iwm.<\/p>\n<p>15. Ku dadaal akhriska qur\u2019aanka, dhageysigiisa , xifdintiisa, waayo wuxuu qur&#8217;aanku daawo u yahay xanuun kasta.<\/p>\n<p>16. Alle talo saaro isaga ayaa\u00a0 kugu filane.<\/p>\n<p>17. Cafi qofka ku dulmiya, xiriiri kan ku gooya, u dulqaado kan kugu xad gudba.<\/p>\n<p>18. Ku celceli kalmada(\u0644\u0627 \u062d\u0648\u0644 \u0648\u0644\u0627 \u0642\u0648\u0629 \u0627\u0644\u0627 \u0628\u0627\u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0639\u0644\u064a \u0627\u0644\u0639\u0638\u064a\u0645) Alle ayey raali gelisaaye.<\/p>\n<p>19. Badi istiqfaarta, waxaad helidoontaa risqi, qalbi nadiif ah iyo wax walba.<\/p>\n<p>20. Ku qanac muuqalkaaga, shaqadaada, dhaqaalahaaga, gurigaaga, ehelkaaga, ilmahaaga iyo wuxuu EEBBE ku siiyey. Alhamdulillah.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_250125_021712_727.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hadaba hadii aad dooneyso inaad noqoto qof ku raaxeysta nolosha aduunka oo mar walba faraxsanaada raac talooyinkan hoos ku qoran ee 20-ka talo: 1. Ha&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":""},"categories":[6],"tags":[],"class_list":["post-234","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-sunnadanabiga"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"post_mailing_queue_ids":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aqoonkororsi.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/234","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/aqoonkororsi.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aqoonkororsi.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aqoonkororsi.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aqoonkororsi.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=234"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/aqoonkororsi.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/234\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":236,"href":"https:\/\/aqoonkororsi.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/234\/revisions\/236"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aqoonkororsi.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=234"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aqoonkororsi.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=234"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aqoonkororsi.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=234"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}